Qeexid
"ld geedaqor."
"ld geedaqor."
Wadaag:
(-do, m.l) Nooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo laamo leh oo dhulka ka kacsan.
m.l
Wadaag:
Bari, xidid, caleen, qolof, dhacaan iwm oo dhir laga soo guray oo daawo ahaan loo isticmaalo.
Caleen, miro bari iwm oo dhirta qaarkeed laga soo guro oo cuntada lagu daro si dhadhan loogu yeelo.
eeg geed.
m.l.u
Wadaag:
Geed ka jarid (dhul). ld oodqaad2.
f.g1
-aaday, -aatay
Wadaag:
Geeda ka jaridda meel beer ah wax kale laga dhigayo.
G. ah: beer hal mar la geedqaaday.
ld geedqaadid. ld oodqaad1.
m.l
Wadaag:
Cunto dhir udgoon ku darid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax geeda badan yeeshay noqosho (dhul).
f.mg1
Wadaag: