Qeexid
"(-rayaal, m.l/dh) Nin geela raaca ama dhaqaaleeya. ld geelijir."
"(-rayaal, m.l/dh) Nin geela raaca ama dhaqaaleeya. ld geelijir."
Wadaag:
(-lal, m.dh) Xoolaha la dhaqdo midka ugu weyn, wuxuu leeyahay hal ama labo kurus, addimo dhaadheer, cago balballaaran; gaal.
m.l.u
Wadaag:
(f.g) Wax meel yiil ama joogay meel kale gaarsiin.
(f.mg) Isu g.: laba wax ama ka badan isku darid.
f.g
-eeyay, -eysay
Wadaag:
Geed-nagaar leh laba bariyood oo la cuno. ld geelwaaqis.
m.dh
Wadaag:
Daruuro madmadow oo cokan oo muuqda badanaa marka roobku da'ayo.
Roob badan.
m.l
Wadaag:
Naasley aad u weyn ee badda ku nool oo nibiriga u eg.
m.dh
Wadaag:
Xamaarato yar oo qallajista le'eg oo hadba midab isu yeesha; jirjirroole. ld geelrugeeye, geel-ururugleeye.
m.l
Wadaag:
Nooc xamaaratada ka mid ah oo in yar roorka ka weyn, madax weyn oo madaxa ku leh midab gaashiyo ah. ld geelkacabaajis.
m.dh
Wadaag: