Qeexid

Fiidkii waqtiga geela la maalo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga geelo oo kali ah:
  • Sida maydhida geeloo Kii midiidin tiraayey Maqaarkii ka halleeyey Oo muxubbooday hadhkiiyoo Milicdii hadhsan weydey Mahwigii------Muusanaabahayaa Kolla lay maqlihayne.
  • Jowhar in yar oo qabiilka gaaljecel wuxuu ka dagaa xaafado dowr ah sida buulo makiino baryare iyo geelow jaaw. jawhar waxaa ku badan beraleey.