Qeexid
"Geel loo xerageeyey meel reerka ka fog."
"Geel loo xerageeyey meel reerka ka fog."
Wadaag:
Geedaha intooda dhulka aad uga sara-kacda, oo aan saar ahayn.
m.l.u
Wadaag:
(-rro, m.dh) Maansada qayb ka mid ah oo gabayga ka tix gaaban, si gaar ahna loogu luuqeeyo.
m.l
Wadaag:
(-lal, m.dh) Xoolaha la dhaqdo midka ugu weyn, wuxuu leeyahay hal ama labo kurus, addimo dhaadheer, cago balballaaran; gaal.
m.l.u
Wadaag:
Geed-nagaar leh laba bariyood oo la cuno. ld geelwaaqis.
m.dh
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Nin geela raaca ama dhaqaaleeya. ld geelijir.
m.l.u
Wadaag:
Nooc xamaaratada ka mid ah oo in yar roorka ka weyn, madax weyn oo madaxa ku leh midab gaashiyo ah. ld geelkacabaajis.
m.dh
Wadaag:
Daruuro madmadow oo cokan oo muuqda badanaa marka roobku da'ayo.
Roob badan.
m.l
Wadaag:
Naasley aad u weyn ee badda ku nool oo nibiriga u eg.
m.dh
Wadaag: