Qeexid
"Geeraar tirin."
[-ray, -rtay]
geeraar2 ay
geeraar2 tay
f.mg1"Geeraar tirin."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Maansada qayb ka mid ah oo gabayga ka tix gaaban, si gaar ahna loogu luuqeeyo.
m.l
Wadaag:
Gabar yar oo aan weli qaangaarin, iyadoo food loo reebayo dhalada ka xiirid.
Ood iwm meel ku wareejin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Sac la lisaayo geesaha ka xirid. ld geesasaari.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Guriga gudihiisa qaybta dambe ee saabaanka muhiimka ah la dhigto.
Sariir qoryo ka samaysan.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Meel ciriiriah xoog ku dhexmarid.
(f.mg) Sidegdegsiinyo leh hadba dhan ugu ordid.
f.g
-ray, -rtay
Wadaag:
Neef lo' ah oo leh geeso labada dhinac u kala rogan; sheexo.
m.dh
Wadaag:
Dambas noqosho (dab).
Si ba'an u gubasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(fiis.) Summad: a. Dhakhsaha korodhka xawaaraha iyo keynaanka. Waxaa lagu cabbiraa mitir halkii seken ee laba jibbaaran (m/s2).
m.l
Wadaag:
Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: