Qeexid

"Wed; dhimasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga geeri oo kali ah:
  • Wallaahi maba sii joogin ilaa uu ninkii haddana ka geeriyoodo, hase ahaatee intuuna dhimman kahor ayaa waxaan ku idhi: "xaalkayga waad aragtaa ee yaad ii dardaarmi lahayd inaan adiga dabadaa la joogo".
  • Mas'uulkan ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Mareykanka Mr Carson, waxaa kale oo uu sheegay inay taageeri doonaan maamulada ka jira Soomaaliya ee ay sameysteen beelaha gaarka ah ee xaqeejiyay nabada degaanadooda.