Qeexid

"eeg geeriyoo. ld geer-yoomid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga geeriyood oo kali ah:
  • Dagaal dad badani ku geeriyoodeen oo Saaka Aroortii hore ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho ilaalada Gudoomiyaha Degmadaasi iyo kooxo soo weeraray.
  • Haweeneydaan Wasiirka ka ah Wasaarada Haweenka ee Soomalaiya oo Maalintii shalay looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay dhanbaal Tacsi ah u dirtay dhamaan Eheladii haweenkaas ay ka Geeriyoodeen.