Qeexid

"Cad sida lafta u adag oo ka baxa maxada raafleyda qaarkood (lo'da, ariga, ugaarta iwm), madaxa raafleyda."

Qeexid Kale

Laba saneeg oo ka baxa madaxa cayayaanka qaarkii; geesdareen.

Qeexid Xigta

Dhinac; hareer.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gees oo kali ah:
  • Qarax xoogan oo sababay dhimasho iyo dhawac fara badan ayaa abarihii 5:30 galabnimo xilliga geeska afrika ka dhacay albaabka hore ee laga galo guriga ra’iisul wasaaraha dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Cali Maxamad Geedi.
  • Sidaas daraadeed way ku diirsadeen geesinimada ay Canab gaashaan ugu daruurtay ballan aan u soo sidin faa’iido, laakiin u leh hagar-daamo iyo hantaaq nafteeda ah.