Qeexid
"Sac la lisaayo geesaha ka xirid. ld geesasaari."
[-ray, -rtay]
geesasaar2 ay
geesasaar2 tay
f.mg1"Sac la lisaayo geesaha ka xirid. ld geesasaari."
Wadaag:
Xiridda lo'da marka la maalayo geesaha laga xiro.
Xarig yar oo marka lo'da la lisaayo geesaha looga xiro.
m.l
Wadaag:
Hilib si degdeg ah dab ugu dubasho. ld geesasaar2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Baroorta naagaha.
Baroor diiq aan dhab ahayn.
Ugax gacanta lagu sameeyey. ld geesaasid.
m.l
Wadaag:
Dhirta inteeda aan keli u istaagi karin oo geedaha isku marta; saar; saaq.
m.l.u
Wadaag:
Haweeney ninkeedii aan la noolayn oo diidaysa. ld geesaxir.
m.dh.kh
Wadaag:
Dagaal aan weyneyn cid u geysasho.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Afo ninkeedudhintay asaay u saarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax meel dhulka ka sarreysa dhigid.
Ka s.: wax meel ka bixin.
Ku s.: meel col u dirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhan; dhinac; jaho.
G.kayga/g.tayda, g.kaaga/g.taada iwm: dhinacayga, dhinacaaga iwm.
m.l
Wadaag:
Cad sida lafta u adag oo ka baxa maxada raafleyda qaarkood (lo'da, ariga, ugaarta iwm), madaxa raafleyda.
Dhinac; hareer.
Laba saneeg oo ka baxa madaxa cayayaanka qaarkii; geesdareen.
m.l
Wadaag: