Qeexid
"(-nno, m.dh) Labada gees, jiljilicsan, madaxa cayayaanka qaarkii ku yaal, oo ay wax ku dareemaan."
"(-nno, m.dh) Labada gees, jiljilicsan, madaxa cayayaanka qaarkii ku yaal, oo ay wax ku dareemaan."
Wadaag:
(-no ..., m.dh) (c.nafl.) Nud dareenwade isku cufan oo ka kooban unugyo jidh iyo xidhiidhiyo dareen wade oo had iyo jeer ku xidhan kiish ka samaysan nudo isku xidhayaal. Lafdhabarleyda badankeeda guntinta dareenwade waxa laga helaa dibadda habdhiska darenwadka dhexe. Waxa ka reebban guntin dareenwadaha salka ah ee maskaxda.
m.dh
Wadaag:
Dhan; dhinac; jaho.
G.kayga/g.tayda, g.kaaga/g.taada iwm: dhinacayga, dhinacaaga iwm.
m.l
Wadaag:
Cad sida lafta u adag oo ka baxa maxada raafleyda qaarkood (lo'da, ariga, ugaarta iwm), madaxa raafleyda.
Dhinac; hareer.
Laba saneeg oo ka baxa madaxa cayayaanka qaarkii; geesdareen.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax gees u yeelid.
(f.mg) U g.: meel, magaalo iwm dhinac uga xigid.
f.g
-seeyay, -seysay
Wadaag:
Baroorta naagaha.
Baroor diiq aan dhab ahayn.
Ugax gacanta lagu sameeyey. ld geesaasid.
m.l
Wadaag:
Cayayaan leh labo gees dhaadheer iyo qolof adag.
Miro yicibeed oo aan la dhilin oo labadii qolfoodba leh.
m.l
Wadaag:
Haweeney ninkeedii aan la noolayn oo diidaysa. ld geesaxir.
m.dh.kh
Wadaag:
Hilib si degdeg ah dab ugu dubasho. ld geesasaar2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Neef lo' ah oo guri ku xiran oo aan dibad u daaq doonan.
m.l.kh
Wadaag: