Qeexid

"(f.g) Wax gees u yeelid."

Qeexid Xigta

(f.mg) U g.: meel, magaalo iwm dhinac uga xigid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive