"Geesi ahaansho."
Wadaag:
Xayeesi ahaansho.
m.dh
(-iyaal, m.l/dh) Nin dhiirran oo aan cabsan.
m.l
Galti ahaansho.
Caasi ahaansho.
Gaari ahaansho.
Nin ahaansho.
Cunto cunid. ld gasiimo.
f.g3
-iintay, -iimatay
Gun ahaansho.
Qof deeqsi ah ahaansho.
(-do, m.l) Haweeney dhiirran oo aan cabsan.
ld cininnimo.
Sebi ahaansho.
Hayin ahaansho.
Abti ahaansho.
Weli ahaansho.
Ummi ahaansho.
ld ciniinnimo.
Nagaar weyn, leh caleemo balballaaran, miro kulkulucsan oo qodxo dusha ka leh, oo iniinihiisa lagu wareero marka la cuno.
(dii.) Nebi ahaansho.
Gob ahaansho.
Xurriyad, madaxbannaan.
ld gobnimo.