Qeexid

"(-do, m.l) Haweeney dhiirran oo aan cabsan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga geesiyad oo kali ah:
  • Dhinaca midigta waxa lagu qoray magacyadii geesiyadii u geeriyoday gobannimada.
  • Cigaal wuxuu ahaa ninka raga ugu geesisan sida sheekada ka muuqata, raga geesiyada ahna fardaha kuwa ugu dhereeya ayaa lasiin jiray.