Qeexid
"Ri' da' weyn."
"Ri' da' weyn."
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax geeda badan yeeshay noqosho (dhul).
f.mg1
Wadaag:
Nin da'diisu u dhaxeyso soddon ilaa afartan jir. ld garmadoobe.
m.l.u
Wadaag:
(-wyo, m.dh) Ul ama ka badan oo wareegsan, oo lagu xiro afka sare ee saab, wadaan, iwm. ld gedow.
m.l
Wadaag:
Cad sida lafta u adag oo ka baxa maxada raafleyda qaarkood (lo'da, ariga, ugaarta iwm), madaxa raafleyda.
Dhinac; hareer.
Laba saneeg oo ka baxa madaxa cayayaanka qaarkii; geesdareen.
m.l
Wadaag:
Dhan; dhinac; jaho.
G.kayga/g.tayda, g.kaaga/g.taada iwm: dhinacayga, dhinacaaga iwm.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax gees u yeelid.
(f.mg) U g.: meel, magaalo iwm dhinac uga xigid.
f.g
-seeyay, -seysay
Wadaag:
Baroorta naagaha.
Baroor diiq aan dhab ahayn.
Ugax gacanta lagu sameeyey. ld geesaasid.
m.l
Wadaag:
Neef lo' ah oo guri ku xiran oo aan dibad u daaq doonan.
m.l.kh
Wadaag:
Hilib si degdeg ah dab ugu dubasho. ld geesasaar2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cayayaan leh labo gees dhaadheer iyo qolof adag.
Miro yicibeed oo aan la dhilin oo labadii qolfoodba leh.
m.l
Wadaag: