Qeexid
"(daaw.) Xanuun laga dareemo dhabarka oo raaca dhinaca bowdada, lugta iyo cagta. Waxaana keena cadka labada laf dhabar ku dhexjira oo qallala ka dibna meeshiisa ka baxa oo ruxa xididdada dareenka e ku yaal moxogga hoose ama araxda sare."
"(daaw.) Xanuun laga dareemo dhabarka oo raaca dhinaca bowdada, lugta iyo cagta. Waxaana keena cadka labada laf dhabar ku dhexjira oo qallala ka dibna meeshiisa ka baxa oo ruxa xididdada dareenka e ku yaal moxogga hoose ama araxda sare."
Wadaag:
(-aamo, m.l) (nax.) Curiyemuhim ah oo dhisa unugga ugu yar eehadalka; astaan afeed baa lagu magacaabaaxiriirka ka dhexeeya macnaha (nuxurkaereyga) iyo lafdiga (qaabka ereyga). “A.kooban”: hal erey ama in ka badan oo la sookoobo, badanaana waxaa la qaataa ereywaliba xarafkiisa ugu horreeya. Tus. “sh. =shilin, U.N. = United Nations”.
m.dh
Wadaag:
Cudur sinta dadka ku dhaca oo labada lugood lala gaabiya. ld geestaan1.
m.dh
Wadaag:
Timo aad u dheer sida kuwa fardaha guudkooda ka baxa.
m.dh.u
Wadaag:
Cad sida lafta u adag oo ka baxa maxada raafleyda qaarkood (lo'da, ariga, ugaarta iwm), madaxa raafleyda.
Dhinac; hareer.
Laba saneeg oo ka baxa madaxa cayayaanka qaarkii; geesdareen.
m.l
Wadaag:
Dhan; dhinac; jaho.
G.kayga/g.tayda, g.kaaga/g.taada iwm: dhinacayga, dhinacaaga iwm.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax gees u yeelid.
(f.mg) U g.: meel, magaalo iwm dhinac uga xigid.
f.g
-seeyay, -seysay
Wadaag:
Baroorta naagaha.
Baroor diiq aan dhab ahayn.
Ugax gacanta lagu sameeyey. ld geesaasid.
m.l
Wadaag:
Neef lo' ah oo guri ku xiran oo aan dibad u daaq doonan.
m.l.kh
Wadaag:
Haweeney ninkeedii aan la noolayn oo diidaysa. ld geesaxir.
m.dh.kh
Wadaag:
Cayayaan leh labo gees dhaadheer iyo qolof adag.
Miro yicibeed oo aan la dhilin oo labadii qolfoodba leh.
m.l
Wadaag:
Hilib si degdeg ah dab ugu dubasho. ld geesasaar2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: