Qeexid
Neef lo' ah oo guri ku xiran oo aan dibad u daaq doonan.
Neef lo' ah oo guri ku xiran oo aan dibad u daaq doonan.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
m.dh.kh
Qeexid: Haweeney ninkeedii aan la noolayn oo diidaysa. ld geesaxir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld geesxir2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cad sida lafta u adag oo ka baxa maxada raafleyda qaarkood (lo'da, ariga, ugaarta iwm), madaxa raafleyda.
Qeexid Xigta: Dhinac; hareer.
Qeexid Kale: Laba saneeg oo ka baxa madaxa cayayaanka qaarkii; geesdareen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhan; dhinac; jaho.
Qeexid Xigta: G.kayga/g.tayda, g.kaaga/g.taada iwm: dhinacayga, dhinacaaga iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-iyaal, m.l/dh) Nin dhiirran oo aan cabsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -seeyay, -seysay
Qeexid: (f.g) Wax gees u yeelid.
Qeexid Xigta: (f.mg) U g.: meel, magaalo iwm dhinac uga xigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld gaashi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -eeyay, -eysay
Qeexid: (f.g) Wax meel yiil ama joogay meel kale gaarsiin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Isu g.: laba wax ama ka badan isku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld geeljire.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Baroorta naagaha.
Qeexid Xigta: Baroor diiq aan dhab ahayn.
Qeexid Kale: Ugax gacanta lagu sameeyey. ld geesaasid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg geesee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Xoolaha iyo ugaarta inta geesaha leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cayayaan leh labo gees dhaadheer iyo qolof adag.
Qeexid Xigta: Miro yicibeed oo aan la dhilin oo labadii qolfoodba leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Hilib si degdeg ah dab ugu dubasho. ld geesasaar2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (daaw.) Xanuun laga dareemo dhabarka oo raaca dhinaca bowdada, lugta iyo cagta. Waxaana keena cadka labada laf dhabar ku dhexjira oo qallala ka dibna meeshiisa ka baxa oo ruxa xididdada dareenka e ku yaal moxogga hoose ama araxda sare.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: Xoolaha iyo ugaarta inta geesaha leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Haweeney dhiirran oo aan cabsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld geestahanyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.u
Qeexid: (-lal, m.dh) Xoolaha la dhaqdo midka ugu weyn, wuxuu leeyahay hal ama labo kurus, addimo dhaadheer, cago balballaaran; gaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-do, m.l) Nooc dhirta ah oo leh jirrid oo iskeed isu taagi karta iyo laamo leh oo dhulka ka kacsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]