Qeexid
"Haweeney ninkeedii aan la noolayn oo diidaysa. ld geesaxir."
"Haweeney ninkeedii aan la noolayn oo diidaysa. ld geesaxir."
Wadaag:
Neef lo' ah oo guri ku xiran oo aan dibad u daaq doonan.
m.l.kh
Wadaag:
Cad sida lafta u adag oo ka baxa maxada raafleyda qaarkood (lo'da, ariga, ugaarta iwm), madaxa raafleyda.
Dhinac; hareer.
Laba saneeg oo ka baxa madaxa cayayaanka qaarkii; geesdareen.
m.l
Wadaag:
Dhan; dhinac; jaho.
G.kayga/g.tayda, g.kaaga/g.taada iwm: dhinacayga, dhinacaaga iwm.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax gees u yeelid.
(f.mg) U g.: meel, magaalo iwm dhinac uga xigid.
f.g
-seeyay, -seysay
Wadaag:
Sac la lisaayo geesaha ka xirid. ld geesasaari.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Baroorta naagaha.
Baroor diiq aan dhab ahayn.
Ugax gacanta lagu sameeyey. ld geesaasid.
m.l
Wadaag:
(f.g) Wax meel yiil ama joogay meel kale gaarsiin.
(f.mg) Isu g.: laba wax ama ka badan isku darid.
f.g
-eeyay, -eysay
Wadaag:
Cayayaan leh labo gees dhaadheer iyo qolof adag.
Miro yicibeed oo aan la dhilin oo labadii qolfoodba leh.
m.l
Wadaag:
Hilib si degdeg ah dab ugu dubasho. ld geesasaar2.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(daaw.) Xanuun laga dareemo dhabarka oo raaca dhinaca bowdada, lugta iyo cagta. Waxaana keena cadka labada laf dhabar ku dhexjira oo qallala ka dibna meeshiisa ka baxa oo ruxa xididdada dareenka e ku yaal moxogga hoose ama araxda sare.
m.dh
Wadaag: