Qeexid

"ld gaf1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gef oo kali ah:
  • S: Waxyaabahaa khaladka, gefka iyo sharci-darrada ah ee saxaafaddu qorto ee aad ku eedaynayso, maxaa ka mid ah?
  • Axmed Madoobe waa walaal mujaahid ah oo la yaqaan, kana tirsan Xisbul Islam, waa gef weyn in Al-shabaab ay ku tilmaamaan cadow iyagoo eeganaya danahooda gaarka ah" ayuu si kulul u yiri Sh.