Qeexid

ld gafid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gefid oo kali ah:
  • Markaa waa runtaa oo baahi meesha taallaa way jirtaa, tuhunna ka badan waxa ka dhacaya waddankeenna, oo ku gefidda gobannimada shaqsiga guud ahaan, iyo gaar ahaan xorriyadda fikrad-dhiibashadu, waxay noqotey caado xun oo iminka soo ifbaxday.
  • Dabagal waxa looga jeedaa ku gefid xuquuqda bini-aadamnimo oo khatar ah ama xadgudubyo kale oo khatar ah.