Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
gego
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Dheddig / feminine
Wadaag:
Erayada u qoraal eg: `gego`
gegi
Qeexid
Meel didib ah, bannaan, aan weynayn, oo aan dhir lahayn.
Garoon. ld gego, jegi.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
go
Qeexid
go'aan m.l (-nno, m.dh) Guddoonsiga xaajo laga dooday meelmarinteeda la guddoon sado.
Wadaag:
go
Qeexid
go'doon2 f.mg1 (-oomay, -oontay; -oomi) Meel, wax aan la geli karin lagana bixi karin noqosho.
Wadaag: