Qeexid
"Meel cidlo ah oo aan dhir iyo dhisme midna lahayn."
"Meel cidlo ah oo aan dhir iyo dhisme midna lahayn."
Wadaag:
Nafley helengo la dhicid.
f.g2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
(-lal, m.dh) Xoolaha la dhaqdo midka ugu weyn, wuxuu leeyahay hal ama labo kurus, addimo dhaadheer, cago balballaaran; gaal.
m.l.u
Wadaag:
Cid, wax dhaxdii, wax kale gaarsiin, ku ridid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: