Qeexid
"Cid, wax dhaxdii, wax kale gaarsiin, ku ridid."
[-iyay, -isay]
gel yay
gel say
f.g2"Cid, wax dhaxdii, wax kale gaarsiin, ku ridid."
Wadaag:
(-lmo, m.l) Barxad yar oo boor badan oo geela iyo dameeruhu ku galgashaan si ay takarta iwm isaga reebaan.
m.dh
Wadaag:
Cid geeddi ah wadid.; guurin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cayayaan yar oo duusha oo qaniinyo kulul oo dhuurida u eg. ld kelmi.
m.l
Wadaag:
Cid dhibaato dhaxalsiin.
U g.: cid kale oo cadow ah gacantooda gelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Habeenka oo saddex qaybood loo dhigo qaybtiisa dhexe. ld gelindhexe.
m.dh
Wadaag: