Qeexid
"Habeenka oo laba meelood loo dhigo qaybtiisa dambe."
Qeexid Xigta
Maalinta oo laba meelood loo dhigay qaybteeda dambe. ld gelin-dambeed.
"Habeenka oo laba meelood loo dhigo qaybtiisa dambe."
Maalinta oo laba meelood loo dhigay qaybteeda dambe. ld gelin-dambeed.
Wadaag:
1.Lixda saacadood oo maalinta ugu dambeysa. 2.Afarta saacadood oo habeenka ugu dambeeya. ld gelin dambe.
m.dh
Wadaag:
dambe s. 1. Ka d.: dabadeed, kaddib. Tus. “Fasaxa ka dambe ayaan is arkaynaa”. 2. Gadaal xiga; dambeeya. ld damme.
Wadaag:
(-lmo, m.l) Barxad yar oo boor badan oo geela iyo dameeruhu ku galgashaan si ay takarta iwm isaga reebaan.
m.dh
Wadaag:
Ka d.: wax, wax kale gadaashooda socosho ama taagnaan.
Ka d.: cid xushmadeyn.
f.mg2
-beeyay, -baysay
Wadaag:
(-ddo/-dyo, m.dh) (xis.)Ururka xubnaha dambe ee lammaaneyaal horsan ee xiriir. Guud ahaan waa ururka leh tirsaneyaal ee la dhigo dhidibka taagan (dhidibtay) ee garaaf.
m.l
Wadaag:
eeg geeddiggeli. ld geeddiggelis, geeddeyn, geeddeys.
m.f.dh
Wadaag: