Qeexid
"eeg geli. ld gelis1."
"eeg geli. ld gelis1."
Wadaag:
(-lmo, m.l) Barxad yar oo boor badan oo geela iyo dameeruhu ku galgashaan si ay takarta iwm isaga reebaan.
m.dh
Wadaag:
Cid, wax dhaxdii, wax kale gaarsiin, ku ridid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
/mg1 (-iimay, -iintay; -iimi) U g.: Laba dhinac ee dhibaato dhex taal heshiisiin. ld galliin2.
f.g
Wadaag:
Habeenka oo saddex qaybood loo dhigo qaybtiisa dhexe. ld gelindhexe.
m.dh
Wadaag:
Habeenka oo saddex qaybood loo dhigay qaybtiisa hore.
m.l
Wadaag:
Habeenka oo laba meelood loo dhigo qaybtiisa dambe.
Maalinta oo laba meelood loo dhigay qaybteeda dambe. ld gelin-dambeed.
m.l
Wadaag:
eeg geeddiggeli. ld geeddiggelis, geeddeyn, geeddeys.
m.f.dh
Wadaag:
Ficil aad qofka ku siinaysid, waxa uu rabo si uusan wax kuu yeelin ama kaaga xumaan.
m.dh
Wadaag: