Qeexid
"ld gelmidhabasho."
"ld gelmidhabasho."
Wadaag:
Gelmi saynta isaga cayrin (xoolo). ld kelmidhabo.
f.mg3
-btay, -batay
Wadaag:
eeg gelmidhabo. ld gelmidhabad, kelmidhabad, kelmi dhabasho.
m.f.dh
Wadaag:
Cayayaan yar oo duusha oo qaniinyo kulul oo dhuurida u eg. ld kelmi.
m.l
Wadaag:
Gelmiga iyo takarta iyo qaniinka kale iska eryid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag: