Qeexid

"Dagaal weyn oo lagu hoobto."

Qeexid Xigta

ld gembiyid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gembi oo kali ah:
  • Xisbiga uu hogaamiyo ra’iisal-wasaarihii la afgembiyey, Nawaash Shariif ayaa isna helay 14 kursi.
  • Taariikhdii marxuumka ee wakhtigii uu Hargeysa ku soo laabtay isaga oo Biixi ka hadlayana waxa uu yidhi: Markuu madaarka Hargeysa ka soo degayba wuxuu ku bilaabay weedhan: Ayuu guulahay gargaaraayoo, ayaa garanaaya, gobanimadoo, ayala gembiya gumaysiga.