Qeexid
"Wax afrogid."
Qeexid Xigta
Dagaal ku kicid. ld gambi2.
"Wax afrogid."
Dagaal ku kicid. ld gambi2.
Wadaag:
ld gembiyid.
G. ah: aqal waxa ku dedani hoos u fooraraan oo biyuhu ka daataan
m.l
Wadaag:
Aqal waxa ku dedani hoos u fooraraan oo biyuhu ka daataan.
Saab dharka la uuminayo la dul saaro.
Sati aabbur leh o hilibka kumbiska ah lagu keydiyo. ld gambise.
m.l
Wadaag:
Hab aan sharci ahayn dowlad dhisan kubeddelid.
Wax afkooda sare hoos marin.
f.g1
Wadaag:
ld gambi1, gambin, gambis, gambiyid, gembi1, gembin
m.f.dh
Wadaag:
eeg gembisan. ld gambisnaan, gambisnaansho, gembis naansho.
m.f.dh
Wadaag: