Qeexid
Wax afka loo rogay ahaansho.
[-naa, -nayd]
f.mg4Wax afka loo rogay ahaansho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg gemboon. ld gemboonaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld gemboonaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld gemboon.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dagaal weyn oo lagu hoobto.
Qeexid Xigta: ld gembiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Wax afrogid.
Qeexid Xigta: Dagaal ku kicid. ld gambi2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld gembiyid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld gambar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld gembiyid.
Qeexid Xigta: G. ah: aqal waxa ku dedani hoos u fooraraan oo biyuhu ka daataan
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Aqal waxa ku dedani hoos u fooraraan oo biyuhu ka daataan.
Qeexid Xigta: Saab dharka la uuminayo la dul saaro.
Qeexid Kale: Sati aabbur leh o hilibka kumbiska ah lagu keydiyo. ld gambise.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Wax dhinac u dhicid.
Qeexid Xigta: Muruqyo, xanuun, caro iwm awgeed isbeddelid (qof).
Qeexid Kale: Dib u noqosho (wax). ld gaddoon2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld geddoomid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax habboon ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax wax kale la siman ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax la gembiyey ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -oomay, -oontay
Qeexid: ld geeryoo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld gambi1, gambin, gambis, gambiyid, gembi1, gembin
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Bari yar, miraha galleyda le'eg; qolof khafiif leh, la cuno, oo dhulka laga qoto.
Qeexid Xigta: (-ooman, m.l) Dhafoor.
Qeexid Kale: (-nyo, m.l) Dhinac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (c.nafl.) Dalool, kiish ama qanjir dhacaan soo sara, sida daloolka ugxaanleyda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Buuro dhagax ah oo badaha dhexdooda iyo xeebaha ku yaal; shacaab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Beel ugaarsato ah.
Qeexid Xigta: Haweeney ka tirsan dadka ugaarsiga ku nool.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg gembisan. ld gambisnaan, gambisnaansho, gembis naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]