Qeexid

"Lacag dahab ah oo Ingiriisku samayn jirey waayadii hore."

Qeexid Xigta

Lacag waraaq ah oo u dhiganta labaatan shilin. ld gini.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine