Qeexid
"Wax ka shakiyid ama qoonsasho. ld ganso."
[-saday, -satay]
gens aday
gens atay
f.g3"Wax ka shakiyid ama qoonsasho. ld ganso."
Wadaag:
Lacag dahab ah oo Ingiriisku samayn jirey waayadii hore.
Lacag waraaq ah oo u dhiganta labaatan shilin. ld gini.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Diqsi weyn oo dhiigga dhuuqa oo laga helo Afrika kana tirsan qaybta “golossina” loo yaqaan “tse-tse” oo caarad dheer afka ku leh, maalintii ayuu naaslayda dhiigga ka dhuuqaa, waxayna u gudbiyaan deriskunool keena cudurka hurdada badan. ld gandi.
m.l
Wadaag:
Wax meel ku sugan meel kale dhigasho.
Cid wax gaarsiin.
Cid waxtarid.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Neef curad ah muddo rimi waayid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax meel durugsan ka qaadasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Dib ama dhinac wejiga ama oogada u duwid.
U j.: wax mudnaanta koowaad siin. ld jeeso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Ku d.: wax nacfi leh ku keliyeysasho.
Ku d.: laba qof ama ka badan, hawl ay qaban lahaayeen sheeko ku illaawid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Hoore ilaa dhibicda ugu dambaysa gororsasho. ld hiinso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: