Qeexid
ld gantaal1.
ld gantaal1.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: (-llo, m.dh) ld gantaal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Wax la ganay oo fallaar iwm.
Qeexid Xigta: Qalab ama hub halis ah oo meel fog wax ka dila. ld gentaal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld gantaalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Gantaal ganid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -nay, -ntay
Qeexid: ld gan3.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Cid wax ka maarmiddoodu dhib ku tahay ka reebid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geed faalala oo dhirta laysku daaweeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld geedamaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Boqol kiilogaraam culayskood; jawaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Haweeney aan muslin ahayn.
Qeexid Xigta: Haweeney aan raxmad lahayn; gaalad.
Qeexid Kale: Hab; dabeecad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -ntay, -natay
Qeexid: ld gano.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Nin aan muslin ahayn.
Qeexid Xigta: Nin aan raxmad lahayn.
Qeexid Kale: ld faranji. 4. ld ceelgeel: Ceel biyo badan oo aan dhano la hayn; ceelgaal. 5. ld geel (haruubgaal, xeryagaal iwm).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Lacag dahab ah oo Ingiriisku samayn jirey waayadii hore.
Qeexid Xigta: Lacag waraaq ah oo u dhiganta labaatan shilin. ld gini.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]