Qeexid
"ld gargaar1."
"ld gargaar1."
Wadaag:
Kaalmo wax ku ool ah oo dhaqso leh.
G.ka degdegga ah: kalkaalo caafimaadka dhaqsaha leh oo loo galo qofka jirradu ku soo booddo ama shil ku dhaawacma. ld gargaarsimo, gergaar1.
m.l
Wadaag:
Wax cid si gooni ah u khuseeya.
Qof loo xilsaaray, inuu ilaaliyo xafiis, dukaan iwm.
G. ah: khaas ah.4. Dhaawac callirsan.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Maansada qayb ka mid ah oo gabayga ka tix gaaban, si gaar ahna loogu luuqeeyo.
m.l
Wadaag:
Xoolo la siiyo qof tol ah oo baahan.
Wax sadaqo loo bixiyo; qurbaan.
m.l
Wadaag:
Nafley banjoog ah oo hilibkeeda la cuno sida biciidka, deerada, iwm.
m.dh.u
Wadaag:
Xiridda lo'da marka la maalayo geesaha laga xiro.
Xarig yar oo marka lo'da la lisaayo geesaha looga xiro.
m.l
Wadaag:
Ciyaar qof meel sare oo uu gacmaha ku hayo garka la surto.
m.l
Wadaag:
Ur ka soo baxa harag, iwm oo aad u gubtay.
Gubashada wax ay aad u gubtaan.
ld gamaarid.
m.l
Wadaag: