"Khidmad laga siiyo geel la iibiyay qof la socda."
Wadaag:
(-rar, m.l) ld gar1.
m.l
Naasley ugaarta ka mid ah, laxaad weyn, Afrika laga helo, raamsata, luqunta iyo addimada u dheer, oo leh harag adag oo barbarro leh.
Ul yar oo u dhexeysa laanta digirta iyo balagga.
m.l.u