Qeexid
"Wax hoggaamin."
[-day, -dday]
gerqaad2 ay
gerqaad2 day
f.g1"Wax hoggaamin."
Wadaag:
(f.g) Wax hoggaamin.
(f.mg) Laba qof ama ka badan oo is haysta u garniqid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Geed ka jarid (dhul). ld oodqaad2.
f.g1
-aaday, -aatay
Wadaag:
Xanuun awgii dhinaca dhulka dhigi waayid; xaraarugid.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
(f.g) Wax meel yiil meel kale geyn.
(f.g) Wax gudo leh in ku filan ku shubid.
(f.g) Wax meel yiil kor u hinjin. 4. (f.g) Ciil, ceeb iwm meel kala tegid. 5. (f.g) Hanti dhicid. 6. (f.g) Nafley cudur ku dhicid. 7. (f.g) Hees ku luuqayn. 8. Yibir cid habaarid. 9. (f.g) Hadal, arrin iwm carrab ku dhufasho. 10. (f.g) Jaad cunid. 11. (f.mg) Roob feerid. 12. Dabool ka q., dub ka q.: wax daahsoonaa sheegid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Nafley si lama filaan ah ugu kedin.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Afar addinle oroddheer oo si talantaalli ah labada addin oohore iyo labada dambe la qaadayo samayn.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(f.g) Cid gacan ku salaamid.
(f.g) Qof xaal siin.
(f.mg) Dagaal bilaabid. 4. (f.mg) U g.: cid wax ugu deeqid.
f.g
-day, -dday
Wadaag:
Ku q.: cid nabarro si degdeg ah oo aan kala go' lahayn ugu dhufasho.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: