Qeexid
"Ciyaar qof meel sare oo uu gacmaha ku hayo garka la surto."
"Ciyaar qof meel sare oo uu gacmaha ku hayo garka la surto."
Wadaag:
Ka g.: Qof, meel sare oo uu gacmaha ku hayo garka saarasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
eeg halqaad (2): Shax la degay si loo ciyaaro hog u banneyn. ld gersurid gersurid m.f.dh eeg gersur 2
m.dh
Wadaag:
Naasley ugaarta ka mid ah, laxaad weyn, Afrika laga helo, raamsata, luqunta iyo addimada u dheer, oo leh harag adag oo barbarro leh.
Ul yar oo u dhexeysa laanta digirta iyo balagga.
m.l.u
Wadaag: