Qeexid
"Ka g.: Qof, meel sare oo uu gacmaha ku hayo garka saarasho."
[-ray, -rtay]
gersur2 ay
gersur2 tay
f.mg1"Ka g.: Qof, meel sare oo uu gacmaha ku hayo garka saarasho."
Wadaag:
Ciyaar qof meel sare oo uu gacmaha ku hayo garka la surto.
m.l
Wadaag:
eeg halqaad (2): Shax la degay si loo ciyaaro hog u banneyn. ld gersurid gersurid m.f.dh eeg gersur 2
m.dh
Wadaag:
Naasley ugaarta ka mid ah, laxaad weyn, Afrika laga helo, raamsata, luqunta iyo addimada u dheer, oo leh harag adag oo barbarro leh.
Ul yar oo u dhexeysa laanta digirta iyo balagga.
m.l.u
Wadaag:
Neef irmaanaa candhadiisa caano ka idlaasho. 7. Ceel biyo lahaa dawrid. ld gur2 (6).
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag: