Qeexid
"ld garweyn"
"ld garweyn"
Wadaag:
(-nno, m.dh) Qalab bir ah oo af fiiqan iyo af ballaaran leh oo dhexda daab qori ah ku leh oo dhulka lagu qodo.
m.dh
Wadaag:
Midab lo'da iyo riyaha oo ah midabbo badan oo isku dhafan, meel loo raacana aan lahayn.
Baro uskag ah.
m.l.u
Wadaag:
Wax cirweyni ku sifoobay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Geel guran oo badan oo aan cidaha la joogin ee meel kale lagu hayo.
Geel badan.
m.l
Wadaag:
Naasley ugaarta ka mid ah, laxaad weyn, Afrika laga helo, raamsata, luqunta iyo addimada u dheer, oo leh harag adag oo barbarro leh.
Ul yar oo u dhexeysa laanta digirta iyo balagga.
m.l.u
Wadaag:
Wax qiyaasta loo baahan yahay wax u weheliyaan xagga tirada, dhererka, ballaarka, filka iwm ahaansho.
Isla w.: qof cid kale iskala sarreeya ahaansho.
f.mg4
Wadaag: