"Dhixidda safar meel habeen ku dhexo."
Wadaag:
Ku g.: meel habeen ku dhixid marka safar dheer lagu jiro.
f.mg2
-neeyay, -naysay
eeg geshiinee.
m.f.dh
ld geshin.
m.l
ld gashiisho.
m.dh
Ladnaan; baraaro. ld gashin, geshin.
Alaab; qalab. ld gash.
m.l.u
ld ceshiimo.
Cuntada dadka iyo duunyaduba quutaan. ld gasiin.
eeg heshii. ld heshiis.