Qeexid
"Cunto cunid. ld gasiimo."
[-iintay, -iimatay]
gesiim intay
gesiim imatay
f.g3"Cunto cunid. ld gasiimo."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Xarig dun ah, si gaar ah loo sooho, cabbaadyo ama kuul yaryar midabo kala duwan leh lagu mardimeeyo oo haweenku dhexda ku xirtaan. ld gasiir.
m.l
Wadaag:
Qoraallo iyo akhrisyo diini oo loola jeedo in cid lagu waxyeelleeyo; asmo. ld casiimad.
m.dh
Wadaag:
U kuurgelidda wax xaqiiqdooda loo kuur galo. ld hubsasho.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Abyooneyaasha togan ee 1 ,2 ,3... ayaa lagu magacaabaa tirooyinka tirsiimo, waxa kale oo la yiraahdaa tirooyinka wax lagu tirsado ama abyooneyaasha togan (eeg abyoone).
m.l.u
Wadaag:
Geed weyn oo qodax iyo caleemo yaryar leh iyo salweyn oo xooggan.
m.l
Wadaag: