Qeexid
"Cuntada dadka iyo duunyaduba quutaan. ld gasiin."
"Cuntada dadka iyo duunyaduba quutaan. ld gasiin."
Wadaag:
(-rro, m.dh) Xarig dun ah, si gaar ah loo sooho, cabbaadyo ama kuul yaryar midabo kala duwan leh lagu mardimeeyo oo haweenku dhexda ku xirtaan. ld gasiir.
m.l
Wadaag:
Cunto cunid. ld gasiimo.
f.g3
-iintay, -iimatay
Wadaag:
Geed weyn oo qodax iyo caleemo yaryar leh iyo salweyn oo xooggan.
m.l
Wadaag: