Qeexid
Si xoog leh u qoslid.
[-leeyay, -laysay]
f.mg2Si xoog leh u qoslid.
Fal / verb
m.f.sh
Qeexid: .r Cod lagu muujiyo qof lagu qoslayo si joogta ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg gexgexlee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Lo' subax maalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -eeyay, -eysay
Qeexid: (f.g) Wax meel yiil ama joogay meel kale gaarsiin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Isu g.: laba wax ama ka badan isku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]