Qeexid

"Dhul; dal. ld gayi, giyi."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga geyi oo kali ah:
  • Fanaan Soomaaliyeed Maxamed Saleebaan Tubeec, waa fanaan aad caan uga ah dhamaan geyiga soomaalida.
  • Haddii dagaallada sokeeye ee Soomaalidii hore ay sababi jireen arrimaha aan kor ku soo xusnay, Soomaalida maantu waxay soo kordhiyeen dagaal geyigaba ku cusub oo biyo, xoolo, daaq, magac iyo wax kale midkoodna aan la isku haysannin.