Qeexid
"eeg gey."
"eeg gey."
Wadaag:
ld gambi1, gambin, gambis, gambiyid, gembi1, gembin
m.f.dh
Wadaag:
Wax meel ku sugan meel kale dhigasho.
Cid wax gaarsiin.
Cid waxtarid.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Heer ama si la isgaarsiiyo.
Ka g.: dhaqan xun sameyntiisa ka waantoobid. ld gayoo.
f.g3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Ka g.: fal dhameystirkiisa awood u waayid.
f.mg1
Wadaag:
Qaybta baabuurta iwm u qaabilsan isbeddelka dhaqdhaqaaqa iyo xawliga; marsho.
m.l
Wadaag: