Qeexid
"Wax culus xoog u tuurid."
[-iyay, -isay]
geylaam yay
geylaam say
f.g2"Wax culus xoog u tuurid."
Wadaag:
Timo aad u dheer sida kuwa fardaha guudkooda ka baxa.
m.dh.u
Wadaag:
Ubad xoolaad oo habartood la maalayo, si uu u nuugo hadba dhan ka soo gelid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ku q.: qof jirran jeenan siin.
ku q.: nafley wax ay cabto si khasab ah afka ugu shubid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ku g.: wax dhul ku dhufasho. ld gawaani.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: