"eeg geyllan2."
Wadaag:
Dadaal badan.
Si daran oo loo dagaallamo.
m.l
Dadaal badan muujin.
Si daran u dagaallamid.
f.mg1
eeg goglan1.
m.f.dh
Wax culus xoog u tuurid.
f.g2
-iyay, -isay
ld ballan1.
ld goblamid.
ld tallan1 (2).
ld fillan1.
ld gablamid.
m.dh
eeg loollan2.
ld ganid.
eeg gey.
eeg geylaami. ld geylaamis.
ld geylaamin.
Timo aad u dheer sida kuwa fardaha guudkooda ka baxa.
m.dh.u
Dhicidda wax culusi dhulka xoog ugu dhacaan.