Qeexid
"Midab lo'da iyo riyaha oo ah midabbo badan oo isku dhafan, meel loo raacana aan lahayn."
Qeexid Xigta
Baro uskag ah.
"Midab lo'da iyo riyaha oo ah midabbo badan oo isku dhafan, meel loo raacana aan lahayn."
Baro uskag ah.
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Ka g.: fal dhameystirkiisa awood u waayid.
f.mg1
Wadaag:
Qaybta baabuurta iwm u qaabilsan isbeddelka dhaqdhaqaaqa iyo xawliga; marsho.
m.l
Wadaag:
Dabeyl qabow oo soo dhacda galabnimada xilliga xagaaga.
Neecaw udgoon, muddo yar socota, oo galab nimada wakhtiga kulaylaha ka timaadda xagga badda.
m.l
Wadaag:
Wax meel ku sugan meel kale dhigasho.
Cid wax gaarsiin.
Cid waxtarid.
f.g
-stay, -satay
Wadaag: