Qeexid

"Dabeyl qabow oo soo dhacda galabnimada xilliga xagaaga."

Qeexid Xigta

Neecaw udgoon, muddo yar socota, oo galab nimada wakhtiga kulaylaha ka timaadda xagga badda.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine