Qeexid

"Wax meel ku sugan meel kale dhigasho."

Qeexid Kale

Cid waxtarid.

Qeexid Xigta

Cid wax gaarsiin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga geyso oo kali ah:
  • Mise in bal marka hore uu salka dhigo, deetana uu isagoo miyir qaba u soo jeesto hawsha xannuunka badan ee sugeyso?
  • Shariif shalay shir jaaa'id uu ku qabtay Madaxtooyada Soomaaliya uu ku sheegay in Dalaka Uganda iyo Burindia y ka balanqaadeen inay sii joogaan Soomaaliya ilaa iyo inta Dowladu cagaheeda isaga taageyso.