Qeexid

"Dadka midibkiisu cad yahay."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gibilcad oo kali ah:
  • Lahjadaan waxaa loo yaqaan Af Marka ama Af Asharaaf waxaana badana ku hadlo dadka gibilcadka iyo lahjad arow la dhaho oo ay ku hadlaan Biyomaalka ee degan koonfurta wadanka.
  • Dadka dagan Xamar Weyne waa Banaadiriga iyo Gibilcadka.