Qeexid
"/dh eeg gibilmadoobow. ld gibilmadoobaad."
"/dh eeg gibilmadoobow. ld gibilmadoobaad."
Wadaag:
Wax gibilmadoobaad ku dhacay noqosho.
f.mg3
-baaday, -baatay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Saan korka laga saaro awrka marka rarka loo dhammeeyo; lammo.
m.dh
Wadaag:
(jool.) Atomosfeer: hawada ku gedfan dhulka oo badanaa isugu jirta neefo ay ka mid yihiin ogsajiin (21%), Naytrojiin (78%), kaarboon dhayogsayd (0.03%), Argon (0.94%), Helium iyo neefo kale oo ku yar gibilka (0.01%) marka ay hawadu qallalantahay, iyo uumi-biyood xaddegiisu doorsoomo.
m.l
Wadaag:
Daruuro badan oo biyeysan gibilmadoobaad m.l Raadka ka muuqda oogada nafley ee ay ku reebto murugo, jirro iwm. ld gibilmadoobaansho.
m.dh
Wadaag:
Xarig aad u dheer la isticmaalo in geel korkiis rar oo dhan ku xirayo.
m.l
Wadaag:
(jool.) Dhammaan biyaha dunida, kuwaas oo ka soocan oogada dhulka, iyo gibilka.
m.l
Wadaag: